Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka soomaaliye oo Dhagax Dhigay dhismaha Xarunta Daarul Iftaa ee Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 6-da Janaayo 2025, si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha xarunta Daarul Iftaa ee magaalada Muqdisho. Munaasabaddan taariikhiga ah ayaa la...
View DetailsRa’iisulwasaare Xamse oo Daahfuray Machadka Daraasaadka Islaamka Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo Daahfuray Machadka Dacwadda iyo Daraasaadka Islaamka, ayaa sheegay machadkani looga fadhiyo in uu soo saaro aqoonyahan diimeed oo bulshada ku haga jidka sa...
View DetailsShirweynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed oo maanta ka Furmay Magaalada Muqdisho
Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho Shirweynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed, kaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS). Shirkan ayaa lagu wadaa inuu socdo muddo ...
View DetailsMinistry of Endowments and Islamic Affairs Copyright 2026 - All Rights Reserved



