• Martini Street, Hamaweine district
  • Saturday - Thursday 8:00 AM - 16:00 PM
abt-img.jpg
Our History

About Islamic Center

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka waxey oo ka shaqeysa horumarinta arrimaha diinta Islaamka iyo adeegyada bulshada, sida zakada, awqaafta, waxbarashada, iyo caafimaadka. Waxay leedahay waaxyo kala duwan, oo ay ka mid yihiin waaxda xajka, madaarista Qur'aanka, iyo la dagaalanka afkaarta xagjirka ah. Hadafka wasaaradda waa xoojinta midnimada ummadda, ilaalinta dhaqanka Islaamka, iyo taageeridda bulshada Soomaaliyeed iyadoo loo marayo adeegyo diimeed iyo barnaamijyo wacyigelin ah.

What We Offer

Waaxyaha Wasaarada

Waaxda Tiknolojiyadda Xogta iyo Isgaarsiinta (ICT) ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimah

Waaxda Hanti-dhawrka Gudaha ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka waxay u xil

Waaxda Madaarista Qur’aanka iyo Daraasaadka Islaamka Waaxda Madaarista Qur’aanka i

Waaxda Xajka iyo Cumarada ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arri

Our Departments

heading-image

Ministry of Endowments and Islamic Affairs Copyright 2026 - All Rights Reserved