• Martini Street, Hamaweine district
  • Saturday - Thursday 8:00 AM - 16:00 PM

Month: January 2025

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 6-da Janaayo 2025, si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha xarunta Daarul Iftaa ee magaalada Muqdisho. Munaasabaddan taariikhiga ah ayaa la...

...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo Daahfuray  Machadka Dacwadda iyo Daraasaadka Islaamka, ayaa sheegay machadkani looga fadhiyo in uu soo saaro aqoonyahan diimeed oo bulshada ku haga jidka sa...

Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho Shirweynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed, kaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS). Shirkan ayaa lagu wadaa inuu socdo muddo ...

Ministry of Endowments and Islamic Affairs Copyright 2026 - All Rights Reserved