Dr. Cabdinaafac Axmed Cabdullaahi.
Dr. Cabdinaafac Axmed Cabdullaahi waa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Wuxuu hoggaamiyaa howlaha maamulka iyo hirgelinta qorshayaasha Wasaaradda, isagoo ka shaqeeya horumarinta adeeg...
View DetailsCismaam Axmed Macoow
Mudane Cismaan Axmed Macoow waa Ku-xigeenka Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxa uu kaalin muuqata ka qaataa taageeridda hoggaanka Wasaaradda, dardargelinta fulinta siyaasadaha, iyo horumarin...
View DetailsEng Abukar Jeylaani Sheikh
Eng. Abukar Jeylaani Sheikh waa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
View DetailsMinistry of Endowments and Islamic Affairs Copyright 2026 - All Rights Reserved


