• Martini Street, Hamarweine district
  • Saturday - Thursday 8:00 AM - 16:00 PM

Dr. Cabdinaafac Axmed Cabdullaahi.

Dr. Cabdinaafac Axmed Cabdullaahi.

Director General.

Dr. Cabdinaafac Axmed Cabdullaahi waa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Wuxuu hoggaamiyaa howlaha maamulka iyo hirgelinta qorshayaasha Wasaaradda, isagoo ka shaqeeya horumarinta adeegyada iyo tayeynta howlaha Wasaaradda.

Ministry of Endowments and Islamic Affairs Copyright 2026 - All Rights Reserved