Waaxda madaarista qur’aanka iyo Daraasaadka Islaamka
Waaxda Madaarista Qur’aanka iyo Daraasaadka Islaamka Waaxda Madaarista Qur’aanka iyo Daraasaadka Islaamka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka waxay u xil saaran tahay horumarinta, hagidda, iyo kormeerka madarasadaha Qur’a...
View DetailsWaaxda hanti dhawrka gudaha
Waaxda Hanti-dhawrka Gudaha ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka waxay u xil saaran tahay ilaalinta iyo dabagalka maareynta hantida iyo dhaqaalaha gudaha ee wasaaradda. Waaxdani waxay hubisaa in dhammaan kharashaadka iyo dakhliga wasaaradda l...
View DetailsWaaxda Tiknolojiyadda Xogta iyo Isgaarsiinta (ICT)
Waaxda Tiknolojiyadda Xogta iyo Isgaarsiinta (ICT) ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka waxay u xil saaran tahay in la horumariyo adeegyada casriga ah ee ku saleysan tiknolojiyadda si ay u fududaato gudbinta xogta iyo wada shaqeynta hay’adaha...
View DetailsMaamulka Masaajidda
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka waxay door muhiim ah ka qaadataa maamulka iyo daryeelka masaajidda si loo hubiyo in ay noqdaan xarumo lagu cibaadeysto, lagu wacyigeliyo bulshada, laguna faafiyo fahamka saxda ah ee diinta Islaamka. Adeeggan ...
View DetailsMaamulka Xajka & Cumrada
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka waxay si gaar ah uga shaqeysaa fududeynta adeegyada Xajka iyo Cumrada, iyadoo ujeedadu tahay in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay si sharaf iyo habsami leh u gutaan waajibaadka Xajka iyo Cumrada ee diinta Islaamk...
View Detailska hortagga & Dawaynta Afkaarta Xagjirka ah
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka waxay door hoggaamineed ka qaadataa dagaalka lagula jiro fikradaha xagjirka ah iyo dhaqdhaqaaqyada khawaarijta, kuwaas oo khatar ku ah diinta, bulshada, iyo nabadda dalka. Adeeggan wuxuu diiradda saarayaa wac...
View DetailsHorumarinta Dugsiyada Quraanka & Machadyada Diiniga ah
Horumarinta Adeegyada Waxbarashada Diiniga ah Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka waxay mas’uul ka tahay kor u qaadidd...
View DetailsQabashada Tartamada Qur’aanka Heer Qaran
Tartamada Qur’aanka waa mid ka mid ah adeegyada muhiimka ah ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ay qabato, ujeedkooduna waa in la dhiirrigeliyo barashada iyo xifdinta Qur’aanka Kariimka ah. Tartamadan waxay kor u qaadaan jacaylka Qur’aanka e...
View DetailsFatwooyinka iyo Talobixinta Diinta
Fatwooyinka waa go'aamada sharci ee diinta Islaamka oo lagu saleeyo Qur'aanka, Xadiiska, iyo fahamka saxda ah ee shareecada. Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamku waxay bixisaa fatwooyin si loo caawiyo bulshada loona xalliyo su’aalaha adag ee la ...
View DetailsBixinta Shahaadooyinka Nikaaxa
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka waxay bixisaa adeeg rasmi ah oo lagu diiwaangeliyo laguna sharciyeeyo guurka (nikaaxa), iyadoo soo saarta shahaadooyin nikaax oo waafaqsan shareecada Islaamka iyo nidaamka dowladda. Adeeggan wuxuu muhiim u ya...
View DetailsMinistry of Endowments and Islamic Affairs Copyright 2026 - All Rights Reserved







